Maroojiye oo ah maroodi mataxadare ah, marnaba ma qorsheyn inuu shaqsi waxyeelo u geysto. Haddana xayawaanada ku nool agagaarka baliga Bu’aale waxay ku eedeeyaan inuu dhibaateeyo xayawaanada kale iyo degaanka. Waxay ugu hanjabeen inay kasaarayaan dhulkooda hadduu siiwado waxyeelaynta degaan.
Nasiib darro, adduunkiisu wuxuu foolxumaaday markii maxkamadda xawaanada oo go’aamin rabta hadduu qalad kale galo in dhulka xawaanada laga cayriyo uu laqay gooryaan-dhuleed qabiid ah oo sideed inji jeeda. Laakiin xawaanadii oo iska ilaabay qaladkuu horay u galay ayaa usoo gurmaday si ay u badbaadiyaan naftiisa.
购买此电子书可免费获赠一本!
格式 EPUB ● 网页 42 ● ISBN 9781739598266 ● 文件大小 98.7 MB ● 年龄 17-10 年份 ● 出版者 Omar Dini ● 发布时间 2025 ● 版 1 ● 下载 24 个月 ● 货币 EUR ● ID 10100584 ● 复制保护 Adobe DRM
需要具备DRM功能的电子书阅读器